Hargeysa(AGGM) Suldaanka Guud Ee Beelaha Arab Ayaa Waxaa Uu Si Kulul Uga Hadlay Go,aamadii Laga Soo saaray Shaqaaqdii Ka Dhacday Deegaanka Bali Diiriye oo kamid Somaliland.
Suldaanka ayaa weerar toos ah ku qaaday madaxweynaha Somaliland Axmed Siilaanyo oo uu sheegay in beesha Arab si gaar ah u beegsanayo, haddii uu cagaha dhulka dhigi waayana ay iska dhicin doonaan.
Suldaanka ayaa yiri” Anagu Ma Noqon Doono Dad Si Fudud Uga Dhaqaaqa Dhulka Ay Leeyahiin Lakiin Waxaa Ka Dhaqaaqi Doona Ninkii Soo Doontay”
Halkaan Ka Daawo
Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com