Mudaharaad: Dhacdo Cajiib Ah oo Dhex Martay Safiirka Yuhuuda Dalka Greeca U Fadhiyo Iyo Wiil Soomaali Oo Mudaharaad Ku Jiray.

0

Safiirkii Yuhuudda wuxuu daaqadda ka eegay dad ay carabi u badnaayeen oo bannaanka safaaraddiisa la taagnaa boorar cambaareyn ahaa. Salaaddii Jimce markii ay soo tukadeen ayay isku yimaadeen. Safiirka waxaa garabkiisa taagnaa kabtankii watay ciidanka ka hor tago rabshadaha ee dalka Giriigga.