Deg Deg Daawo: Rai’sul Wasaarihii Ciraaq Nouri Al-Maliki Oo Iscasilay

0

Baghdad AGGM) Rai’sul wasaarihii wadanka Ciraaq Nouri al-Maliki ayaa si aan la fileynin u banaaneeyay xilka ugu sareeya wadankaas, isagoo xilkaas u baneeyay ninkii sida adag ula tartamayay Xaider al-Abadi.

Nouri al-Maliki  ayaa hadalkaan ka jeediyey telefishanka qaran wadankaas, taasoo la yaab ku noqotay taageerayaasha oo maalmo ka hor uu u xaqiijiyey inuu u tartamayo xilkaas.

Nouri al-Maliki ayaa lagu xasuustaa in uu bulshada reer Ciraaq u kala qeybiyey qowmiyado, taasoo sababtay in ay dalkaas ka abuurmaan dagaalayahano asalkoodu uu yahay Suniyiin, kuwaasoo dagaal adag kala hortimid dawladiisa.

Halkaan Ka Daawo

 

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com