Saaxdheere (AGGM) Maamulka Khaatumo State Of Somalia oo maalmahanba uu Kal-fadhigoodii Koobaad ee golaha baarlamaanka uga soconayay magaalada Saaxdheer ee gobolka Sool ayaa markii ugu horeysay taariikhda waxa ay yeesheen guddoomiye baarlamaan.
Xubnaha baarlamaanka dawlad goboleedka khaatumo state ayaa waxaa fadhigooda ay ku doorteen xubnaha hoggaanka u noqonaya baarlamaankooda oo ay maalmo ka hor halkaas ku dhaariyeen.
Gudoomiyaha Baarlaamka ayaa wuxuu ku dhowaaqay Xiliga Rasmiga ah ee Si toos ah ubilaaban doonto Doorashada Madaxwaynaha Khaatumo iyo ku Xigeenkiisa.
Halkaan ka daawo
Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com