Sixiix Pageka Codsiga Nabada Caabudwaaq (Taageer Nabadeynta Walaalaha Celi Iyo Wagardhac)

0

Caabudwaaq (AGGM) AGGM oo aad uga barateen nabadeynta iyo walaaleynta umadda walaalaha ee Soomaaliyeed gaar ahaan kuwa dhawaan dirirta ay ku dhexmartay degmada Caabudwaaq ayaa waxay billawday olole Online ah oo aanu sixiixeena doonayno inaan nabad ugu baaqno walaalaha Celi iyo Wagardhac.

AGGM Waxay Idinka Codsanaysaa Inaad Sixiixdaan Petitionka Nabada oo aanu ugu magacdarnay Taageer Nabadeynta Walaalaha Celi Iyo Wagardhac.

Sixiixa waxaa toos ula socon doona guddiyada ku howlan nabadeynta walaalaha diriray, tannoo dhiirigelin iyo mooraal ah si ay howshooda nabadeynta uga miradhaliyaan.

Linkga hoose ku dhufo deetana sixiix ama la wadaag asxaabtaada.

http://www.ipetitions.com/petition/taageer-nabadeynta-walaalaha-celi-iyo-wagardhac#

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com