Top News: Dowladda Itoobiya Oo 2 Wariye Ku Eedeeysay Inay Xiriir La Leeyihiin Argagixisada.

0

Addis Ababa, AGGM:Maxkamad kutaala Caasimada Dalka Ethopia Addis Ababa ayaa waxaa maanta lasoo taagay 9 Qof oo Rayida iyo 2 wariye oo looga Shaki Qabo  inay xirii laleeyihiin Argagaxisada.

Dadkaan oo lasoo qabtay bishii Lasoo dhaafay ee April ayaa iska fogeeyey eedaymaha loosoojeediyey ee ku aadan inay Kaalmo kahelaan Argagaxisada si ay u khalkhal galiyaan Amaanka wadanka.

Hay’ada xuquuqda Saxaafada Ee Xarunteedu tahay Magaalada New York ayaa sheegtay in Ethopia ay isku daydo inay afxirto Mucaaradka wadanka ayna Ciijiso Warbaahinta, waa sida ay tiri Hay’adu.

Dadka Rayidkaa iyo Wariyaasha waxay kasoo jeedaan Koox lagu magacaabo “Zone 9″.

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com