Mucjiso Rabaani Ah Oo Ka Dhacday Deegaan Somalia Katirsan Iyo Canug Hooyadiis Dhagax Lagu Dili Rabay Oo Hadlay!!

0

Bismilaahi Raxmaani Raxiim Wararka laga Helayo Gobolka Sh Dhexe Degmada Cadale ayaa waxaa ay sheegayaan in Degaankaas lagu arkay Arin Mucjiso oo ay la amakaageen Bulshada ku dhaqan Degaankaas.