Dhageyso: AMISOM Oo Muqdisho Ka Furtay Shir Looga Hadlayo Kaalinta Diinta Islaamka Kaga Jirto Dib U Heshiisiinta.

0

Muqdisho, AGGM—Waxa Magaalada Muqdisho maanta lagu qabtay Kulan looga hadlayo Kaalinta Diinta Islaamka ay kaga jirto Dib u Heshiisiinta Dadka islamarkaana ay soo qaban qaabisay AMISOM .

Waxaa kulanka ka qeyb galay Wasiiro,Xildhibaanno,Saraakiil ka socota AMISOM,Culumo iyo Siyaasiin, Wasiirka Diinta iyo Aw-qaafta ahna Raisul wasaare Kuxigeen Ridwaan Max’ed Xirsi oo Kulankaan daah Furay ayaa ku dheeraaday ka hadalka,Diinta Islaamka iyo sida Dib u Heshiisiinta loogu Xalin karo.q

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com