Daawo:Qoys Ka Kooban 4 Ruux Oo Ku Sumoobay Biyo Ay Cabeen.

0

Muqdisho (AGGM):Ilaa 4 ruux oo ka wada tirsan hal qoys ayaa dhimatay,kadib markii ay Cabeen Biyo sumeysan.

Sidoo kale waxaa Xaalad Caafimaad oo aad u xun ku jira qaar kaloo kamid ah qoyskan Musiibada ku habsatay, waxaana hada lagu dabiibayaa isbitalka Keeysaneey ee duleedka Muqdisho.

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com