Dhambaal Tacsiyeed: Innaa Lillaahi Wa Innaa Ileyhi Raajicuun Marxuum Cismaan Xassan Khaliif Duubile.

0

Tacsi Tiiraanyo Leh Inaalilaahu Wa Innaa Ileyhi Raajucuun Waxaanu Tacsi Tiiraanyo leh U Diraynaa dhamaan reer Shire Duubile gaar ahaan Xabiibo shire cabdulle duubile iyo Maxamuud shire cabdule Geeridii Ku Timid Ilaahay Ha U Naxariistee Cismaan Xassan Khaliif Duubile oo 5tii bishaan May ku geeriyooday Degmada B/xaawo ee gobolka Gedo. Ehelada marxuumka waxaa tacsidaas gaarsiinaya

Anaggoo kala ah:

  1. Suldaan Cadceed Abdi Waceys
  2. D.R Cabdi Shire Jama Ciyaarjecel
  3. Col. Yuusuf Maxamed Waceys (Yuusuf Gare)
  4. Abwaan xuseen Shire Ciyaarjecel
  5. Col. Aadan Maxamed Waceys Koronto
  6. Ugaas xassan Shire Ciyaarjecel
  7. Axmed Faarax Siyaad
  8. Nabadoon Faarax Maxamed Warsame
  9. Cabdi Maxamed Ibraahim / Booloow
  10. Cabdihakim Yaasin Maxamuud
  11. Cali Bire Siyaad
  12. Cabditifaax Cadceed Dhaadeey
  13. Sahro Sheekh Mohamuud
  14. Cabdi Dhuux Yuusuf Siyaad
  15. D.r mohamed dirir celmi
  16. Maxamed Cabdi Waceys
  17. Eng. Diini Shire Jama Ciyaarjecel
  18. Cabdulahi Hassan Abdi Waceys
  19. Xassan Cabdi Nuuriye
  20. Shugri Maxamed Xaashi
  21. Sacdiyo Sheekh Maxamuud
  22. Aamino Maxamed Xaashi
  23. Xaliimo Maxamed Ibraahim(Booloow)
  24. Saaqo Maxamed Ibraahim(Boolow)
  25. Maamo Caasho Cabdille
  26. Mulaaxo Siyaad Timayare
  27. Xalaawi Cadceed Siyaad
  28. Dhubado Siyaad Timayare
  29. Xaawo Cabdi Nuuriye
  30. Cadar Abdi Nuuriye

Mar labaad waxaanu Ehelada, saaxiibada iyo qoyskii uu ka baxay marxuumka leenahay samir iyo iimaan.