Mudisho(AGGM):Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa looga yeeray xerada Xalane oo ay ku sugan yihiin safaradaha shishiyee oo ay qeyb ka tahay Xarunta QM.
Wararka aanu helnay ayaa sheegay in N,Key uu u yeeray madaxweynaha si loogala hadlo siyaasada kacsan e hada ka dhaxeeysa madaxweynaha iyo xubno ka tirsan barlamaanka.
Lama oga wada hadalkaasi Xalane ka furmaya hadii ay ka qeyb gali doonan danjirayaasha kale ee beesha calamka u jooga Muqdisho,wixii kasoo baxa waan idinla soo socodsiin doona in sha alaah.
Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com