Xili Dagaal Xoogan Xalay uu ka dhacay Gobolka Waqooyi Bari ee Dalka Kenaya ayaa warar kala Duwan ay ka soo baxayaan Weerarkaasi.
Waxaa Dagaalka la sheegaya in ay qaadeen Koox Hubeysan oo ka tirsan Maleeshiyadka Kooxda Al-shabaab islamarkaana Weeraray Fariisimo Ciidamada Booliska Kenya ay ku leeyihiin Xadka Kenya iyo Soomaaliya.
Ilaa hada lama sheegin Khasaaraha Dagaalka Xalay,ayadoona Wararka ay sheegayaan in uu jiro Khasaaro xoogan oo Soo kala gaaray Labada Dhinac.
Halkaan Hoose ka dhageyso Codka
Isha Ku Hay Allgalgaduud Medi
allgalgaduud@gmail.com