Jowhar(AGGM):Odayaal iyo Waxgarad ka soo jeeda Gobolka Shabellaha Dhexe ayaa ka soo horjeesto in Maamul Dowladda Federaalka ay soo Magacowday Degmada iyo Gobolka intaba loo soo Magacaabo.
Odayaasha ayaa sheegay in ay ayaga soo Magacaban doonaan Mamaulka Gobolka oo aysan Dowlada Somaliya soo Magacaabi karin oo ay Xaq uleeyihiin inn ay ayaga soo Magacowdaan.
Dhawaan ayaa waxaa jiray in Maamulka Gobolka la sheegay in ay Dowladda Soomaaliya ay Badal ku sameyn doonto Mamulka Jiinow.
Halkaan Hoose ka dhageyso Codka
Isha ku hay Allgalgaduud Media
Allgalgaduud@gmail.com