Dhageyso: Horjooge Cabdiweli Sheekh Axmed oo Baarlamanka maanta hortagaya.

0

Muqdisho(AGGM):Horjoogaha Xukumadda Soomaaliya C/wali Sh Axmed ayaa maanta Baarlamaanka Hortagaya si wax looga weydiiyoArrimo dhowr ah oo ku qotoma Xukumaddiisa.

Gudoomiyaha Baarlamanka Soomaaliya Prof. Max’ed Sh Cismaan Jawaari ayaa sheegay in Horjooge Cabdiweli Sheekh Axmed uu maanta Baarlamaanka hor imaanayo.

Waxaa uu intaa ku darayaa in Horjooge Cabdiweli Sheekh wax laga Weydiin doono Arrimo Dhowr ah oo Miisaniyada Dowladda ay ka mid tahay.

Halkaan Hoose ka dhageyso Codka

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com