Muqdisho(AGGM):Ra’iisulwasaaraha soomaliya C.weli sheekh Axmed ayaa hambalyo ku aadan maalinta shaqaalaha u diraya dhamaan shaqaalaha Adduunka gaar ahaan shaqaalaha Soomaaliyeed.
C/weli ayaa sheegay in maalinta shaqaalaha ahmiyad ay u leedahay shaqaalaha aduunka asagoona xusay in Baarlamaanka Soomaaliya ay u gudbiyeen in la dhowro xaquud shaqaalah iyo sidii ay u heli lahaayeen mushaarkooda.
Ra’iisulwasaaraha wuxuu sidoo kale sheegay in Xukuumadda uu hoggaamiyo ay diyaarineyso qorshoyo shaqo loogu abuur dhalinyarada soomaaliyeed ee aan shaqeyn
Halkaan Ka Dhageyso Codka Ra’isulwasaaraha
Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com