Dhageyo:Arday Ka cabaneysa shaqo la’aan

0

Muqdisho(AGGM):ayadoo maanta  ku beegantahay maalinta shaqaalaha adduunka islamarkaana laga xusayo meela badan oo Soomaaliya ay ku jirto ayaa haddana qaar kamid ah ardayda Soomaaliyeed ee waxa ka bartay gudaha magaalda muqdisho waxay xiligaan ka cabanayaan shaqo la’aan haysata.

Ardaydan qaar kamid ah oo maanta warbaahinta la hadlay ayaa ugu baaqay madaxda ugu sareysa dowladda soomaaliya in si cadaalad ah shaqado loogu qeybiyo shacabka soomaaliyeed

Halkaan Ka Dhageyso Codka

[/audio

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media

allgalgaduud@gmail.com