Muqdisho(AGGM): Madaxweynaha Federaalka Soomaaliya ayaa maanta Kormeeray Xaruumo Muhiim ah oo ay ka mid yihiin Xaruntii hore ee Caruurta Aagoonta Ciidamada Qalabka Sida iyo Isbitaal Dowladda Imaaradka ay Magaalada Muqdisho ka Dhiseyso.
Waxaa Madaxweynaha uu la hadlay Qaar ka mid ah Shaqaalaha ku Howlan Dhismaha Isbitaalka Magaalada Muqdisho laga Dhisayo.
Xasan sh aya sheegay in Dowladda Soomaaliya ay Cidwalba oo wax u qabaneysa ay soo dhaweyneyso si loo hormariyo Dalka Soomaaliya.
Halkaan Hoose ka dhageyso Codka
Isha ku hay Alllgalgaduud Media
Allgalgaduud@gmail.com