Dhageyso:Gaadiidleey ka Cabanaya Ciidamada Dowladda Soomaaliya

0

Muqdisho(AGGM): Qaar ka mid ah wadayaasha Gaadiidka ka shaqeya inta u dhaxeysa Maagaalada Muqdisho iyo Gobolka Shabellaha dhexe ayaa waxaa ay ka Cabanayaan Ciidamada Dowlada Soomaaliya oo Dhac u geysta.

Waxaa ay sheegeen Wadayaasha Gaadiileyda in Kooxo Xiran Dharka Ciidamada Dowladda Soomaaliya Gaar ahaan Milatariga Soomaaliya ay Lacago Xad dhaaf ah ka qaadan .

Waxaana ay Baq u Direen Dowladda Federaalka Soomaaliiya in ay Wax ka qabtaan Dhibaatadaas Ciidamada ay ku hayaan.

Halkaan Hoose ka dhageyso Codka

audio mp3=”http://allgalgaduud.com/wp-content/uploads/2014/04/COD-RAIIS-BABUREY.mp3″][/audio]

Isha ku Hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com