Gurceel(AGGM): Gudoomiyaha Gobolka Galgaduud ee Dowladda Soomaaliya Xuseen Cali Waheliye cirfo ayaa sheegay in Dowladda Itoobiya ay kala hadleen Sidii loo siifeyn lahaa Mas’uuliyiinka tirsan Ahlusuna oo Ciidamada Dowladda Itoobiya ay Xireen.
Waxaa uu sheegay Cirfo in ay rajo Wanaagsan ka qabaan sii deynta Mas’uuliyiintaas ka tirsan Maamulka Ahlusun ee Itoobiya ay ku Hayso Xabsiyadeeda.
Halkaan Hoose ka dhageyso
Isha ku hay Allgalgaduud Media
Allgalgaduud@gmail.com