Dagaal Xalay ka dhacay degmada Hiliwaa ee Gobolka Banaadir

0

Muqdisho(AGGM):Kooxda Al-shabaab ayaa Xalay Weerar ku qaaday Fariisimo Ciidamada Dowladda Federaalka ay ku leeyihiin Degmada Hiliwaa.

Dagaalka ayaa dhacay Xalay Galindanbe,waxaana uu yimid ka dib markii Ciidamada AL-shabaab ay Weerar Dhowr jeho ay ay ku soo qaadeen Ciidamada Dowladda.

Waxaa lagu soo waramayaa in Dagaalka uu Geeystay Khasaaro Dhimasho oo Shacbka Soo gaaray.

Xaalada Saaka Degmada Hiliwaa ayaa Degan,waxaana Ciidamada Dowladda Soomaaliya ay wadaan Baaritaano lagu Xaqiijinayo Amaanka Degmada Hiliwaa.

Isha ku hay Alllgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com