Dhageyso:Wasaaradda Gaashaandhiga oo sheegtay in ay sii wadyaan Dagaalka

0

Muqdisho(AGGM):Maxamed Sheekh Xasan Xaamud Wasiirka wasaaradda Gaashaandhiga Soomaaliya ayaa Sheegay mar uu maanta ka dhoofayay garoonka Aadan Cadde in ay sii wadayaan dagaalka ay ku la jiraan Al-Shabaab Asgoona Shacabka Soomaaliyeed Ka codsaday in ciidanka Xooga dalka ku gacan siyaan dagaalka ay kula jiraan Shabaab.

Wasiirka iyo xubno Saraakiil ah ayaa u duulay wadanka Sudaan Halkaas oo uu wasiir Xaamuud sheegay in Casuumaad rasmi ah ay ka heleen dhigiisa wadanka Sudaan islamrkaan uu tilmaamay in ay kawada hadlayaan xiriirka ciidan ee labada wadan.

Halkaan ka Dhageyso Codka Wasiirka Gaashaandhiga

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media 

allgalgaduud@gmail.com