Kismaayo(AGGM):Wararka ka imaanaya Magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in Maleeshiyada Axmed Madoobe ee Raas Kambooni ay Dileen Labo Arday oo wax ka barata Magaalada Kismaayo.
Waxaa Labada Arday lagu Dilay Xaafada Shaqaalaha Ee Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose.
Wararka ayaa intaa ku daraya in Mid kale oo Ardayda ka mid ah uu Dhaawacmay,ayadoona Kooxdii Weerarka geeystay ay Fikadeen sida ay Goobjoogeyaasha ku waramayaa,
Halkaan Hoose ka dhageyso Codka
Isha ku hay Allgalgaduud Media
Allgalgaduud@gmail.com