Muqdisho(AGGM):Koox Hubeeysan ayaa Xalay Xaafada Arjantiin ee Degmada Kaaraan Gobolka Banaadir ku Togtay Sargaal ka tirsan Ciidamada Nabadsugida Soomaaliya,gaar ahaa ka mid ahaa Saraakiisha Madaxtooyada Soomaaliya.
Waxaa la sheegay in Koox Hubeeysan ay Dileen sargaalkaan oo lagu magacaabi jiray Axmed Sh Cabdulle.
Waxana sidoo kale Goobta lagu Dhaawacay sargaal kale oo ka tirsan Asna Madaxtooyada Soomaaliya,waxaana Weerarka xaqiijiyey Gudoomiyaha degmada Kaaraan cali Xasan Yalaxoow.
Halkaan Hoose ka dhageyso Codak