Dhageyso:Al-shabaabka Gobolka Hiiraan oo loogu baaqay in ay isi soo dhiibaan

0

Buulabarde(AGGM): Saraakiisha Ciidamada Dowladda Soomaaliya ee ku sugan Degmada Buula Barde ee Gobolka Hiiraan ayaa ugu baaqay Dhalinyarada Al-shabaabka ka tirsan ee ku nool Duleedka Buulabarde in ay isku soo dhiibaan  Ciidamada Soomaaliya.

Mid kamid ah Saraakiisha Ciidamada Soomaaliya oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in Ciidamada Al-shabaab hadii ay isku soo dhiibaan Ciidamada Dowladda Soomaaliya ay Cafi u Fidin Doonaan oo aan la Taaban Doonin.

Halkaan Hoose  ka dhageyso Codka