Dhageyso:Dowladdaha Somalia iyo Kenya oo Gaaray Heshiis Amaanka ah

0

Nairobi (AGGM): Wasiirka Arimaha Dibada ee Soomaaliya C/rixaan Ducaale Beylle  oo Shir jiraa’id ku qabtay Magaalada Nairobi ayaa sheegay in Dowladda Soomaaliya iyo Kenya ay Heshiis Dhanka amaanka ah ay wadagaareen labad Dowladdod.

Waxaa uu sheegay in Heshiiskaasi uu yahay mid aad Muhiim ugu ah Dowladda Soomaaliya islamarkaana Dowladda ay Waxbadan ka Hirgalin doonto.

Sidoo kale Wasiirka Arrimaha Dibada Soomaaliya waxaa uu sheegay in Madaxweynaha Soomaaliya iyo kan Kenya ay Arimo Dhawr ah ay kawada Hadleen.

Halkaan Hoose ka dhageyso Codka

http://allgalgaduud.com/wp-content/uploads/2014/04/Arimaha-Dibada.mp3