Dhageyso: Wasiiro Puntland ah oo Duleedka Gaalkacyo Isbaarooyin ka Qaaday

0

Gaalkacyo(AGGM): Wasiiro ka tirsan Maamulka Puntland ayaa Kormeer ku Tagay Deegaanka Cagaaran ee Gobolka Mudug,halkaan oo uu dhawaan ka dhacay Dagaal Beeleed u dhaxeeye Dad Reer Guuraa ah.

Wasiirada ayaa waxaa ay sidoo kale Qaadeen Isbaarooyin yaalay inta u dhaxeysa Gobolada Mudug iyo Nugaal,halkaan oo ay Isbaaro u Tiilay Kooxo Hubeysan .

Halkaan Hoose ka dhageyso Codka

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com