Baledweyne(AGGM): Taliska Ciidamada Booliska Gobolka Hiiraan ayaa sheegay in Magaalada Matabaan ee Gobolka Hiiran nay ku Qabteen Sargaal sare oo ka tirsan Al-shaab.
Cali Dhuux Mahad Alle oo ah Taliya Saldhiga Degmada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegay in sargaalkaan lagu Magacaabo Max’ed Xasan dhirif islamarkaana ahaa Amiirkii Al-shabaab ee Degmada Maxaas.
Waxaa uu intaa ku Daray Cali Dhuux in Saddex kale oo ka mid ah Al-shabaab lagu Qabtay Howlgalka lagu Qabtay Sargaalkaan Al-shabaab ka ah.
Halkaan Hoose ka dhageyso Codka
Isha ku hay Allgalgaduud Media
Allgalgaduud@gmail.com