Muqdisho(AGGM): Gudiga Baarlamaanka u Qaabilsan Xaquuqul aadamaha ayaa Baarlamaanka Soomaaliya ugu Baaqay in Gar-gaar Deg Deg ah lagaariiyo Gobolka Shabellaha Hoose oo Al-shabaab Dhawaan Ciidamada Dowladda iyo AMISOM ay kula dagaalameen.
Muuse Sh Cumar Kusimaha Gudoomiyaha Gudiga Xaquuqa Aadamaha ayaa sheegay in ay Jiraan dad farabadan oo ku dhibaateysan Gobolka Dhabellaha Hoose,islamarkaana u baahan gargaar.
Waxaa Gudiga uu intaa ku dary in Dadka ku nool Gobolka Shabellaha Hoose ayaa Xaalad Adag haysato islamrkaana ay loo baahan yahay in Gargaar deg deg ah la Gaarsiiyo oo Waliba Dowladda Soomaaliya ay halkaasi Gargaarka Geeyso.
Halkaan Hoose ka dhageyso Codka
Isha ku hay Allgalgaduud Media
Allgalgaduud@gmail.com