Muqdisho(AGGM): Kulan ay maanta Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Muqdisho ku yeesheen ayaa waxaa ay oga hadleen Arimo Farabadan oo Xaalada Dalka ka mid ah.
Baarlamaanka ayaa kulan kooda ku soo qaaday Qaabka ay wasaarada Arimaha Gudaha Xukumadda Soomaaliya u Magacowdo Maamulada Dalka Soomaaliya.
Waxaa sidoo kale Baarlamaanka Soomaaliya ay maalinta Bari ah u Waceen in Baarlamaanka uu hor yimaado Wasiirka Arimaha Gudaha iyo Federaalka.
Halkaan Hoose ka dhageyso Codka
Isha ku hay Allgalgaduud Media
Allgalgaduud@gmail.com