Muqdisho(AGGM): Gudoomiye Xigeenka Gudiga Arrimaha Dibada Baarlamaanka Soomaaliya Prof.Max’ed Cumar dalxa ayaa Eedeen u jeediyey Wasaarada Maaliyada Soomaaliya.
EEdeenta ayaa waxaa uu ku sheegay Dalxa in Miisaaniyada ay Wasaarada soo Gidbiday aysan soo Diyaarin islamarkaana ay Gacmo Shisheeye aysoo Diyaariyeen.
Waxaana uu intaa ku daray in Arimahaasi Wax laga qabto si Xal looga Gaaro Miisaaniyada Dowladda ee 2014 ee ay ku shaqeyndoonto.
Halkaan Hoose ka dhageyso
Isha ku hay Allgalgaduud Media
Allgalgaduud@gmail.com