Dhageyso:Maamulka Shabellaha Dhaxe oo Bilaabay Howlgal ka dhan ah Xashiishka

0

Jowhar(AGGM): Maamulka Gobolka Shabellaha Dhexe ee Soomaaliya ayaa maanta Degmada Jowhar iyo Deegaano hoos yimaada ka Fuliyey Howlgalo lagu Aruurinayo Waxyaabaha Muqaadaraadka ah ee Maanka Dooriya.

Sarakiisha Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo Gudoomiyaha Gobolka Shabellaha Dhaxe Cabdi Jiinow Calasow ayaa sheegay in Maanta ay Baaritaano Xoogan ka Fuliyeen Deegaano Hoostaga Jowhar.

Waxaana sidoo kale Ciidamada Dowladda ay Gubeen Beero badan oo lagu Beerijiray Waxyaabaha Muqaadaraadka ah ee Maanka Dooriya.

Halkan Hoose ka dhageyso Codka

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com