Caabudwaaq (AGGM): Ku Xigeenka Gobolka Galgaduud Cabdi Xakiin C/laahi Warsame (Dhagaweyne) Oo Waraysi Siiyay Warbaahinta gudaha Ayaa Ka Warbixiyay Xaalada Dagmada Ceel Buur Ee Gobolka Galgaduud.
Wuxuuna sheegay in xaalada Nolaleed iyo mida amni Ee Dagmadaasi Ay Haatan Tahay Mid Dagan, Asaga oo Xusay inay sii wadayaan Howlgalka Ka Dhanka ah Alshabaab Ee Ay ka Bilaabeen Gobolka Galgaduud.
Waxaana Gudoomiye Ku Xigeenka Gobolka Galgaduud Qadka Taleefoonka Kula Xiriiray Wariye Bashiir Yuusuf Nadaara Oo Ku Sugan Caabudwaaq.
Halkaan Ka Dhageyso Wareeysiga Oo Dhameeystiran.
Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com