Muqdisho(AGGM):Saraakiisha Ciidmada Nabadsugida Qaranka Soomaaliya ayaa Galabta Magaalada Muqdisho ku soo bandhigay 4 Sargaal oo ka tirsan Al-shabaab islamarkaana lagu soo qabtay Howlagal ka dhacay degmada Qoryooleey ee Gobolka Shabellaha Hoose .
Munaasabada lagu soo bandhigayey Ragaan ayaa waxaa goobjoog ka ahaa Saraakiisha Nabadsugida Qaranka iyo Wasiir Xigeenka Wasaarada Amniga Ibraahin Isaaq Yarow.
Wasiir Xigeenka Amniga Qaranka Mudane Ibraahin Isaaq Yarow ayaa sheegay in Howlagalka Ragaan Al-shabaabka ah lagu soo qabtay uu ahaa Muhiin,waxuuna Xusay in mid kamid ah uu Wax ka Ogaa Weeraro ka dhacay Muqdisho.
Halkaan Hoose ka dhageyso Codka
<a href=”http://www.warfidin.com/wp-content/uploads/2014/03/War-Cali-Mahad-Saraakil.mp3″>100108_007</a>
Isha ku hay Allgalgaduud Media
Allgalgaduud@gmail.com