Wararka ka imaanaya Dalka Koofur Afrika ayaa sheegaya in Ganacsatada ku nool Dalka Koofur afrika ee Soomaaliya ka soo jeeda halkaasi Dhac iyo Boob loogu Geeystay.
Warka ayaa intaa ku daraya in ilaa iyo 10 Dukaan oo Soomaalida ay halkaas kuleedahay Boob loogeeystay.
Mid kamid ah Ganacsatada Soomaalida Dalka Koofur Afrika ku nool ayaa sheegay in ay Dadka Wax dhacaya ay ku jiraan Ciidamada Booliska Koofur Afrika.
Halkaan Hoose ka dhageyso Codka
Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com