Muqdisho(AGGM): Golaha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta kulan ku yeelan doona Xarunta Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho.
Baarlamaanka ayaa waxaa ay ka doodi doonaan Miisaaniyada Xukumadda Soomaaliya ee 2014 oo Xukumadda Soomaaliya ay ku shaqeyn doonto.
Wasiirka Maaliyada Xukumadda Soomaaliya Xuseen Cabdi Xalane ayaa lagu wadaa in uu Baarlamaanka hor geeyo Miisaaniyada 2014 ee Xukumadu ay Meel marisay Maalmo ka hor,si ay Baarlamaanka u ansixiyaan.
Halkaan Hoose ka dhageyso Codka
Isha ku hay Allgalgaduud Media
Allgalgaduud@gmail.com