Muqdisho(AGGM): ugu yaraan 4 Qof ayaa Geeriyootay 6 kalana wey ku dhaawacmeen ka dib markii Gaari Shamiito waday uu ku Dul dhacay Boosaneer ku yaala Xaafada Shiirkole ee Degmada Hodan.
Waxaa lagu soo waramayaa In Dadka dhinta iyo kuwa Dhaawacmay ay iskugu jiraan Dad la socday Gaariga iyo kuwo kale oo Goobta uu shilka ka dhacay ku sugnaa.
Qaar kamid ah Dadka ku nool Xaafada Shiir kole ayaa Warbaahinta u sharaxay sida ay wax u dhaceen oo Gaariga Shilka u galay.
Halkaan Hoose ka dhageyso Codka Goobjoogeyaasha
Isha ku hay Allgalgaduud Media
Allgalgaduud@gmail.com