Jilaaga weyn ee Soomaaliyeed Barkhad Cabdi ayaa ku guulaysatay abaalmarinta BAFTA ee caawiyaha jilaaga ee ugu fiicnaa sanadkan ee filimka Captain Phillips. Wuxuu filimkan ku saabsanaa burcad badeed Soomaaliya. waxaa uu ka guulaystay jilayaasha Michael Fassbender iyo Matt Damon.
Hadaba kadib Abaal marintii Xalay, waxaa lagu wadaa Bisha soo socota in wadanka Mareeykanka lagu qabto Xaflada Abaalmarinta Oscarka, oo ah abaalmarinta ugu weyn ee dhanka Filimada.
Hadaba Halkaan ka dhagayso Hadaladii uu Barkhad Cabdi ka yiri Abaalmarintii xalay la gudoonsiiyay, iyo suurtagalnimada inuu markale ku guuleysto Abaal marinta Oscar-ka.
Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com