Caabudwaaq (AGGM): Magaalada Cabudwaaq ee bartamaha Somalia waxaa wali ka socda kulan ay leeyihiin beelo dhawaan halkaasi ay xurgufi ku dhex martay.
Wadahadalada ayaa hada marayaa meeshi ugu wanagsanayd waxaana rajo weyn laga qaban in la soo afjaro dhibatadi ka dhex dhacday beelahaan walalalaha ah Wagardhac iyo Celi.
Wahahadaladaan oo saka bilowday ayaa wareegoodi kowaad iyo midkii labaadba is afgarad ku dhamaday waxaana la filaya ila caawa in ay ka soo baxaan go,aan rasmi ah.
Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com