Dhageyso:Gudiga Difaaca Baarlamanka oo ka hadlay Mushaar la’aanta Ciidamada XGD Soomaalia

0

Xusen-Carab-CiseMuqdisho (AGGM): Gudoomiyaha Gudiga Difaaca baarlamanka Soomaalia Xuseen Carab Ciise ayaa sheegaya in Baarlamanka Soomaalia uu baari doono Sababta Ciidamada Qaranka Soomaalia ay u waayaan Musharadkooda.

Xuseen carab ciise Wasiirkii hore ee Wasarada Gaashaandhiga Dowladii KMG aheeyd ayaa sheegay in ay jiraan Ciidabo Katirsan XGD soomaalia oo Mushar la aan ay heysto.

Waxuu Xusay in ay Arimahas ay Baarayaan waxna ay ka qabanayaa Sida uu sheegay Xuseen Caranb Ciise.

Halkan Guji Kuna Dhageyso Warkan Mobilkaaga…

Xuseen carab Cise Gudoomiyaha Gudiga Difaaca baarlamanka Sopopmaalia

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com