Daawo: Gabagabadi Damaashaadka Sanad Guuradii 44-aad Ee Kacaanki Barakeysnaa 21Oktoobar Iyo Heesaheena “Aabe Siyaad Iyo Baaqi Nabada”

0

Kacaankii_21_Oktoobar_3Daawo: Gabagabadi Damaashaadka Sanad Guuradii 44-aad Ee Kacaanki Barakeysnaa 21Oktoobar Iyo Heesaheena “Aabe Siyaad Iyo Baaqi Nabada”

Warbaahinta Caalamiga Ah ee Allgalgaduud Media, waxa ay maanta idiin soo bandhigtay damaashaadka Sanad guuradi 44-aad ee Kacaanki barakeysnaa, ee uu hogaaminayay Allaha U Naxariitee Madaxweyne Maxamed Siyaad Bare.

Waxaa la soo gaaray gabagabadi Damaashaadka sanadguuradi 44 ee Kacaanka Barakakaysan iyo Heesteeni aanu ugu talogalnay Akhristeyaasheen iyo dhamaan Ummada Soomaaliyeed.

21-ok1Waxaan Allaah Subxaanahu Watacaalaa ka baryaynaa in uu Janatul Fardowasa ka waraabiyo Madaxdi Kacaanka Barakaysnaa inti geeriyootay inta noolna waxaan Alaah Subxaanahu Watacaalaa uga baryaynaa Cimri dheer iyo caafimaad qab.

Waxaan kale oo Alaah Subxaanahu Watacaalaa ka baryaynaa in uu u naxariisto ummada Soomaaliyeed islamarkaana quuluubtooda isu soo duwo iyo in uu NABAD iyo Barwaaqo waarta siiyo Dadkeena iyo Dalkeena Soomaaliya. Aamiin Aamiin Aamiin

Guul iyo Gobanimo Soomaaliyeey.

Somaaliyeey  Shucuubta Caalamka Adinkaa Ugu Wanaagsan Ee Fahma Dabinda Cadowgiina Idiin Dhigayo .

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com