Dhageyso: Damaashaadka Sanad Guuradii 44-aad Ee Kacaanki Barakeysnaa 21Oktoobar Iyo Heesteena “Balanteenu Waa Shaqo”

0

kaluun1Warbaahinta Caalamiga Ah ee Allgalgaduud Media, waxa ay idiin soo bandhigeysaa laga bilaabo maanta oo ay taariikhdu tahay 21-10-2013 heesaha damaashaadka Sanad guuradi 44-aad ee Kacaanki barakeysnaa, waxa kale oo aanu idiin soo bandhigi doonaa mudadaas aanu ku guda jirno Damaashaadka waxqabadki Kacaanki Barakeysnaa ee uu hogaaminayay Allaha U Naxariistee Madaxweyne General Maxamed Siyaad Bare.

Ha moogaan Maanta oo ay taariikhdu ku beegan tahay 21 Oktoobar waxaan maanta joojinay dhamaan wararkeeni kale, ee aan idiin soo gudbin jirnay, waxaana maanta idiin soo gudbin doonaa waxqabadki Kacaanki Barakeysnaa ee 21 Oktoobar ee uu hogaaminayay Allaha u Naxariistee Madaxweyne Maxamed Siyaad Bare.

kaluun8

kaluun11 kaluun10 kaluun9  kaluun7 Afgoi 28w Afgoi 10w kaluun4

kaluun3 kaluun2 kaluun1 shaqo

[ca_audio url=”http://allgalgaduud.com/wp-content/uploads/2013/10/balanteenu-waa-shaqo-Somali-nationalist-song1.mp3″ width=”500″ height=”27″ css_class=”codeart-google-mp3-player” autoplay=”false”]

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com