Daawo: Xusuustii Xamar, Markay Wax Kaa Lumaan Ayaad Raadraadisaa.

0

dhaqanDaawo: Xusuustii Xamar, Markay Wax Kaa Lumaan Ayaad Raadraadisaa iyo wargelin.com

Warbaahinta Caalamiga Ah ee Allgalgaduud Media, waxa ay idiin soo bandhigeysaa laga bilaabo maanta oo ay taariikhdu tahay 21-10-2013 heesaha damaashaadka Sanad guuradi 44-aad ee Kacaanki barakeysnaa, waxa kale oo aanu idiin soo bandhigi doonaa mudadaas aanu ku guda jirno Damaashaadka waxqabadki Kacaanki Barakeysnaa ee uu hogaaminayay Allaha U Naxariistee Madaxweyne General Maxamed Siyaad Bare.

Ha moogaan Maanta oo ay taariikhdu ku beegan tahay 21 Oktoobar waxaan maanta joojinay dhamaan wararkeeni kale, ee aan idiin soo gudbin jirnay, waxaana maanta idiin soo gudbin doonaa waxqabadki Kacaanki Barakeysnaa ee 21 Oktoobar ee uu hogaaminayay Allaha u Naxariistee Madaxweyne Maxamed Siyaad Bare.

Dalkeena dib waan u dhisi karnaa, Haddaan Allaah aamino anagana is aamiino.

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com