Dhambaal Tacsiyeed: Innaa Lillaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun, waxaa xalay oo ay taariikhdu ahayd 15/09/2013 magaalada Muqdisho ku geriiyooday Allaha u Naxariistee Marxuum Cabdirisaaq Muxumed Mire Afeey.
Dhamaan bahweynta Allgalgaduud Media, maamulka iyo shaqaalaha Anaga oo ka tiiraanyonayna geerida naxdinta leh ee ku timid Allaha u Naxariistee Marxuum Cabdirisaaq Muxumed Mire Afeey, waxaan dhambaal tacsiyeed oo tiiraanyo leh u direynaa dhamaan Reer Muxumed Mire Afeey, waxaana Allaah Subxaanahu Watacaalaa ka baryaynaa inuu samir iyo iimaan ka siiyo Allaha u Naxariistee Marxuum Cabdirisaaq Muxumed Mire Afeey, waxaan kaloo Allaah Subxaanahu Watacaalaa ka baryaynaa inuu Marxuum Cabdirisaaq Muxumed Mire Afeey janadi fardowza ahayd ka waraabiyo. Aamiin Aamiin Aamiin.
Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com