Muqdisho (AGGM): Waxaa maalmahan leeysla dhexmarayay warar ay daabaceen qaar kamid ah warbaahinta Soomaalida ayna ku sheegayeen in R/wasaare Saacid uu Iscasilayo.
Sida ay horeyba u daabacday warbaahinta Allgalgaduud Media warkaas ayaa waxa uu ahaa war been ah oo ay warbaahinta ku daabacayeen dad ujeedooyin kale leh, si wanaagsana loo yaqaan halka ay ka shidaal qaadanayaan.
Haddaba maxuu ka yiri R/wasaare Saacid warkaasi.
[ca_audio url=”http://allgalgaduud.com/wp-content/uploads/2013/10/Dhageyso_-Saacid-oo-ka-hadlay-wararka-is-casilaadiisa-iyo-isku-shaandheynta.mp3″ width=”500″ height=”27″ css_class=”codeart-google-mp3-player” autoplay=”false”]
Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com