Jaamacadii Ummada Soomaaliyeed Oo Labaatan Iyo Labo Sano Kadib Dib La Howlgalinayo.

0

top-newsMuqdisho (AGGM): Horaantii bishii September ee sanadkan Wasaaradda Horumarinta Adeega Bulshada Dawlada Federaalka Somaliya ayaa Magaalada Muqdisho ku qabatey Munaasabad lagu daah furayay Olole loogu Magac darey Aada Dugsiyada kaas oo ay ka faa’iideysanayaan Hal Milyan oo Carruur Soomaaliyeed ah iyadoo sidoo kalena dib loo soo Nooleynayo Jaamacada Umada Somaliyed ee dawlada ay Maamuleysey.

Hadaba waxaa maalmahii la soo dhaafey Gobolka Minesota gaar ahaan Jaamacadaha halkaas ku yaala soo booqdey Gudoomiyaha Jaamacada Umada Somaliyed Dr Maxamed Axmed Jimcaale.

DFS ayaa dadaal xoogan ugu jirta sib usoo nooleynta Waxbarashada Somaaliya, waxayna ku guuleystay dib u howlgalintam Iskuulo farabadan oo ku bur buray dagaaladii sokeeye.

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com