Muqdisho (AGGM): Nabadoon Muumin Gariig oo u waramayay warbaahinta ayaa waxa uu maamulka Puntland ku eedeeyay Qaraxyada iyo amni darada ka jirta magaalada Muqdisho inay iyagu soo abaabulaan.
Nabadoonka ayaa waxaa sidoo kale uu baaq u diray odoyaasha dhaqanka iyo shacabka magaalada Muqdisho.
[ca_audio url=”http://allgalgaduud.com/wp-content/uploads/2013/08/Voice_023.mp3″ width=”500″ height=”27″ css_class=”codeart-google-mp3-player” autoplay=”false”]
Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com