Daawo: Hunguri Raacyadan Reer Khaatumo Sheeg Maxay Leeyihiin,Reer Somaliland Baan Nahay?

0

Cali-Khaliif-Galayr-Khaatumo-seegKismaayo(AGGM) Halkan waa tuulada Tukaraq ee duleedka Laascaanood halkaasi oo lagu dilay dad badan oo ka soo jeeda Beesha Khaatumo seeg,waxaana dilay ciidamada dawladda somaliland iyo kuwa Puntland waxay ku faanayaan walalahayo baanu bursanay oo xafiiskoodu baanu la wareegnay.

Waa Dad jecel in lagu shaqeysto lacagtana tix galiya hadii loo sheego,waana dad soo dili kara hooyadood iyo abaahooda markaas bay wax ka sheegayaan dad nasab iyo geesinimo dhamaan isla markaasna ka tamar iyo tayo roon.

NB: Warbaahinta Khaatumo,hadda kor ayaan  u dirnay digniin, Anaga Oo Uga Digeyno Inay Joojiyaan Aflagaadada beesha Sade Iyo Madaxdooda, Nasiib Daro Waa Ay Ka Dhego Adeegeen, Haddana Waxa Biloowday Waa Waxii Ay Ka Digeeysay Warbaahinta Allgalgaduud Media. Warbaahinta Khaatumo  Waxa Ay Caado ka dhigteen inay website-yadooda ku cayaan Beesha Sade iyo Madaxdooda, Nin Walbaa Sida Uu U Dhaqmo Ayaanu Ulla Dhaqmeynaa Hadaanu Nahay Warbaahinta Beesha Sade.

Isha Ku Hay Allgalgaduud

Allgalgaduud@gmail.com