Heesta Caawa: Kiiniyaati Qurunleey 50 Gadasheed Kismaayey Rabtaa… Wadanigu Ha Kaco,Kii Neceb Ha Dhaco

0

taageerayaasha_qaranka11London(AGGM) Beryahan dambe waxaa isa soo taraya heesaha wadaniga ah ee looga soo horjeedo gumeystaha Kiiniya ee Gacanta ku haya magaalada Kismaayo,waxaana heestan ka mid tahay heesaha lagu amaanayo wadaniyiinta soomaaliyeed meel kasta oo ay caalamka kaga nool yihiin.