Munaasabad Lagu Soo Dhaweenayay Xildhibaanada Caasha Xaaji Cilmi Oo Ka Dhacday Magaalada London.*Daawo*

0

xil caashaLondon (AGGM): Munaasibad lagu soo dhaweynayey xildhibaanad Caasha Xaaji cilmi oo ah Marwada Raysalwasaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya oo dhawaanahan hawlo shaqo u joogtey magaalada London ayaa lagu qabtey Galbeedka magaalada London ee dalka Ingariiska.

Munaasabadan ayaa waxaa soo qaban qaabiyay kooxda Qaylo Dhaan iyo Dhaliyarada Kacdoonka Qabyaalada ee magaalada London, Waxaana ka soo qayb galay bulshada qaybaheeda kala gedisan ee ku nool magaalada London iyo nawaaxigeeda.

Daawasho Wacan.

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com