Dhambaal Tacsiyeed: Innaa Lillaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun Allaha U Naxariistee Marxuumad Mulaaxo Xaaji Xaashi Oo Shalay Ku Geeriyootay Magaalada Seattle.

0

mulaaxoDhambaal Tacsiyeed: Innaa Lillaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun waxaa shalay oo ay taariikhdu ahayd 03/05/2013 ku geeriyootay magaalada Seattle Ee Dalka Mareykanka Allaha u Naxariistee Marxuumad Eedo Mulaaxo Xaaji Xaashi.

Dhamaan bahweynta Allgalgaduud Media Anaga oo ka tiiraanyonayna geerida naxdinta leh ee ku timid Allaha u Naxariistee Marxuumad Mulaaxo Xaaji Xaashi, waxaan dhambaal tacsiyeed oo tiiranyo leh u direynaa dhamaan Reer Xaaji Xaashi iyo dhamaan Reer Xaaji Bashiir, waxaana Allaah Subxaanahu Watacaalaa ka baryaynaa inuu samir iyo iimaan ka siiyo Marxuumad Mulaaxo Xaaji Xaashi, waxaan kaloo Allaah Subxaanahu Watacaalaa ka baryaynaa inuu Marxuumad Mulaaxo Xaaji Xaashi janadi fardowza ahayd ka waraabiyo. aamiin aamiin aamiin.

Maamulka Iyo Shaqaalaha Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com

Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com